Dowlada Soomaaliya oo Baaq xasaasi ah u dirtay shacabka & Warbaahinta Gudaha

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukumada Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa warbaahinta iyo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay midnimo muujiyaan, si buu yiri looga adkaado kuwa doonaya inay na daciifsadaan ee xooga is bidaya. Maareeye ayaa sida muuqata hadalkan ula jeeday dowlada Kenya oo xiisad diblomaasiyadeed ay kala dhexeyso Somalia. “Shacabka … Continue reading Dowlada Soomaaliya oo Baaq xasaasi ah u dirtay shacabka & Warbaahinta Gudaha